kim iyo kow - qali ladan lyrics
Loading...
intaan kobcayee yaraa
korkiyo ka dhanaa kubana
kashigaa hooy anaa ku jiraye
maxaan kolkooli qabaye
markaan kaalin qaadaye
anigo kuraya kaftamay
kabtayda midaan tolayn
muxuu isku kay kakabay
o kelmada erayo aanan g*yin
kasbiyo kuday iga dhig*y
kun iyo kaw ban arko
kalsoonina k*ma qabe
karaamada dumarkiyo
kuwan dhaqankii kufsaday
ragaw kuligiin miyaa
intaan kalig*y ahaa
kurmiyo kalana karkabo
cishqigu kaynaha isudhin
maxaan ku kifaaxay nolol
markaan korta u lulay
jacayl ku kibray ku kashbacay
qofkayga midaan ahayn
muxuu igu koodshay kadin
o afkaygu waxaanu karin
kas xumo kadisa igu dayay
Random Song Lyrics :
- heartless - vnxm lyrics
- per farci stare meglio - giunta lyrics
- confidence - stewart lindsey lyrics
- dime a dozen - karlos with a k lyrics
- tryst - kksays lyrics
- stay strong - project k lyrics
- 인디언 인형처럼 (like an indian doll) - fin.k.l lyrics
- 44 memes - lil greg lyrics
- juggalit - ouija macc lyrics
- noyon tomare - arnob lyrics